Akhriso) Isku aadka horyaalka kooxaha Yurub ee Champions Leauge oo la sameeyey

Waxaa maanta la sameeyay isku aadka koobka kooxaha qaaradda Yurub ee Champions Leauge ee xilli ciyaareedka 20018/2019. C.Ronaldo ayaa dib ugu laaban doona Manchester, marka ay Juventus iyo Manchester United isku arkaan group-ka H. Dhanka kale, safka ugu adag ayaa lagu tilmaami karaa midka B ee ay kooxaha Barcelona, PSV, Intermilan iyo Tottenham ay is … Continue reading Akhriso) Isku aadka horyaalka kooxaha Yurub ee Champions Leauge oo la sameeyey